Axdiga Qabyo-qoraalka ee Dhallinyarada
Anagoo ah dhallinyarada Somaliland, Puntland iyo Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxaan garwaaqsannahay in aan nahay dhalinyartii maantay iyo tan mustaqbalka ummadda. Annaga oo tan maanka ku hayna, waxaan jeclaan lahayn in aan yeelano cod mideysan; hal cod oo laga wada maqlo Axdigan.